lade...

Libanhamdi.wordpress.com

Libanhamdi.wordpress.com

an avatar

a logo

Nabad Iyo Jacayl | Maalin Kasta Oo Cusub

Maalin Kasta Oo Cusub

an icon 🌐 Visit Libanhamdi.wordpress.com 🌐 Libanhamdi.wordpress.com besuchen

✍️Write rieview ✍️Rezension schreiben 🏷️Get Badge! 🏷️Abzeichen holen! ⚙️Edit entry ⚙️Eintrag bearbeiten 📰News 📰Neuigkeiten

Webfan Website Badge

Tags:

Rieviews

Bewertungen

not yet rated noch nicht bewertet 0%

Be the first one
and write a rieview
about libanhamdi.wordpress.com.
Sein Sie der erste
und schreiben Sie eine Rezension
über libanhamdi.wordpress.com.

Libanhamdi.wordpress.com News

Talo Wanaagsan

https://libanhamdi.wordpress.com...

Haddaba sidaas daraaddeed anigoo maxbuus ku ah Rabbiga, waxaan idinka baryayaa inaad yeedhistii laydiinku yeedhay ugu socotaan si istaahil ah, idinkoo leh is-hoosaysiin iyo qalbiqaboobaan oo dhan iyo samir, oo midkiinba midka kale jacayl ugu dulqaadanayo. Ku dadaala inaad midownimada … Sii akhri

5.3.2025 16:25Talo Wanaagsan
https://libanhamdi.wordpress.com...

Qarsoodi

https://libanhamdi.wordpress.com...

Sababtaas daraaddeed anigoo Bawlos ah waxaan Ciise Masiix maxbuus ugu ahay idinka oo ah dad aan Yuhuud ahayn aawadiin. Hubaal waxaad maqasheen wakiilnimada nimcada Ilaah oo la iigu kiin dhiibay, iyo sida qarsoodigii laygu ogeysiiyey wixii la ii muujiyey, sidii … Sii akhri

1.3.2025 16:28Qarsoodi
https://libanhamdi.wordpress.com...

Jacaylkiisa Weyn

https://libanhamdi.wordpress.com...

Idinku waxaad ku dhimateen xadgudubyadiinna iyo dembiyadiinna, kuwaas oo aad markii hore ugu socon jirteen sida socodka wakhtigan iyo sida madaxda xoogga hawada oo ah ruuxa haatan ka dhex shaqaynaya carruurta caasinimada. Iyaga dhexdooda mar baynu dhammaanteen ku dhaqmi jirnay … Sii akhri

28.2.2025 12:35Jacaylkiisa Weyn
https://libanhamdi.wordpress.com...

Rajadayada

https://libanhamdi.wordpress.com...

Anigoo Bawlos ah, oo rasuul u ah Ciise Masiix xagga doonista Ilaah, waxaan warqaddan u qorayaa quduusiinta Efesos joogta iyo kuwa aaminka ah oo Ciise Masiix ku jira. Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheenna ah iyo … Sii akhri

24.2.2025 13:12Rajadayada
https://libanhamdi.wordpress.com...

Mar Saddexaad

https://libanhamdi.wordpress.com...

Waxyaalahaas dabadeed Ciise ayaa mar kale xertii isugu muujiyey Bad Tiberiyas agteeda. Oo sidatan ayuu isu tusay. Waxaa wada joogay Simoon Butros, iyo Toomas ka la yidhaahda Didumos, iyo Nataana’el oo ahaa kii Kaana tii Galili, iyo wiilashii Sebedi, iyo … Sii akhri

21.2.2025 12:51Mar Saddexaad
https://libanhamdi.wordpress.com...

Aad U Faraxsan

https://libanhamdi.wordpress.com...

Haddaba maalintaas markay makhribkii ahayd, ayaantii u horraysay ee toddobaadka, oo ay albaabbadu xidhnaayeen meeshay xertu joogtay cabsida ay Yuhuudda ka cabsadeen aawadeed, ayaa Ciise yimid oo isdhex taagay, oo wuxuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto. Oo markuu waxaas … Sii akhri

20.2.2025 10:55Aad U Faraxsan
https://libanhamdi.wordpress.com...

Maxaad U Ooyaysaa?

https://libanhamdi.wordpress.com...

Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka Maryan tii reer Magdala ayaa aroortii hore xabaashii timid, intay weli gudcur ahayd, oo waxay aragtay dhagaxii oo xabaashii laga qaaday. Sidaa daraaddeed way orodday oo u tagtay Simoon Butros iyo kii kale oo xerta … Sii akhri

19.2.2025 12:44Maxaad U Ooyaysaa?
https://libanhamdi.wordpress.com...

Geeridii Ciise

https://libanhamdi.wordpress.com...

Markaasaa Bilaatos haddaba Ciise watay oo karbaashay, askartiina taaj ayay qodxan uga taxeen, oo madaxiisay saareen, oo waxay u geliyeen dhar guduudan. Markaasay u yimaadeen oo ku yidhaahdeen, Nabad Boqorka Yuhuuddow, wayna dharbaaxeen. Bilaatos haddana dibadduu u baxay oo ku … Sii akhri

16.2.2025 15:02Geeridii Ciise
https://libanhamdi.wordpress.com...

Su’aalo Iyo Jawaabo

https://libanhamdi.wordpress.com...

Haddaba Ciise ayay ka kaxeeyeen Kayafas ilaa guriga taliyaha. Waxay ahayd aroortii hore, oo iyagu ma ay gelin guriga taliyaha si aanay u nijaasoobin, laakiinse inay cashadii Iidda Kormaridda wax ka cunaan. Bilaatos haddaba ayaa u soo baxay iyagii oo … Sii akhri

15.2.2025 09:35Su’aalo Iyo Jawaabo
https://libanhamdi.wordpress.com...

Khiyaano

https://libanhamdi.wordpress.com...

Ciise markuu waxyaalahaas yidhi wuu la baxay xertiisii oo kala gudbay Tog Qidroon, meeshay ku tiil beer uu galay, isaga iyo xertiisiiba. Yuudasna, kii gacangeliyey, meeshaas wuu garanayay, waayo, Ciise marar badan ayuu meeshaas xertiisii la tegi jiray. Haddaba Yuudas … Sii akhri

13.2.2025 12:07Khiyaano
https://libanhamdi.wordpress.com...

Faallo Jacayl Daacad Ah uuna qoray Lamayaqaan

https://libanhamdi.wordpress.com...

Amaan jaceyl

7.1.2021 12:13Faallo Jacayl Daacad Ah uuna qoray Lamayaqaan
https://libanhamdi.wordpress.com...
Subscribe

🔝

Datenschutzerklärung    Impressum